SOMALI: OGAYSIIS MUHIIM AH VIPASSANA MEDITATION CENTRE LIMITED
Ogaysiiskaan waxaa loo sameeyey guud ahaan dadka soomaaliyeed, waxaa samaynaysa shirkada VIPASSANA MEDITATION CENTRE LIMITED taas oo ku dhisan sharciyada dalka Ustareeliya, ciwaankeedu yahay: 212 Station Street, Blackheath, New South Wales 2785, Australia, waxay cadeynaysaa inay tahay mulkiilaha iyo ikhtiraacaha calaamad ganacsiyeedka hoos ku xusan: