SOMALI: OGAYSIIS MUHIIM AH: Shirkada TIGI HOLDINGS LIMITED
Ogaysiiskaan waxaa bixinaysa shirkada TIGI HOLDINGS LIMITED, taas oo ah shirkad ku dhisan sharciga England iyo Wales, ee Boqortooyada Ingiriiska, ciwaankeeduda yahay, 1 Scott Place, 2 Hardman Street, Manchester, M3 3AA, United Kingdom. Shirkadan oo ah mulkiilaha iyo xaqlaha calaamad-ganacsiyeedka hoos ku xusan taas oo ay ka heshay Unilever Global IP Limited, calaamadaas oo loogu tala galay in lagu